Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saadaq Joon u magacaabay xilka taliye kuxigeenka hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA kadib wadatashiyo arrintaasi ku saabsan oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Saadaq joon oo loo Magacaabay Taliya Ku Xigeenka NISA yaa lagu Badalay?
on Dec 16, 2024