Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda Daacish. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Saameynta Duqeynta Maraykanka ee Daacish-ta Somalia
on Feb 2, 2025