Saameynta Hanjabaadda Mareykanka ee madaxda Soomaaliya

Submitted by on Jan 12, 2022

Dowladda Maraykanka oo ka walaacsan xaaladda Soomaaliya ayaa baaqyadii is daba jooga ahaa ee ku aaddanaa arrimaha doorashada haatan ku badeshay hanjabaad ka dhan ah dhammaan madaxda Somalida ee saamaynta tooska ah ku leh doorashada. 

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment