Dowladda Sacuudiga Carabiya ayaa maanta qiyaastay nin Soomaali ah oo ka mid ah 45 maxaabiis Soomaali ah oo lagu helay inay dalka Sacuudiga galinayeen mukhaadaraad sida uu VOA u xaqiijiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Sacuudiga oo qisaasay nin Soomaali ah
on Feb 16, 2025