Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Submitted by on Jan 13, 2021

Dowladda Sacuudiga ayaa Isniintii soo dhoweysay go’aan ay dowladda Mareykanka urur argagixiso ugu aqoonsatay kooxda Xuutiyiinta ee dagaalka kula jirta dowladda Sacuudiga ay taageeraan ee dalka Yemen.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment