Maqaal lagu daabacay The Independent oo cinwaan looga dhigay “Sacuudiga ayaa dib u dhigay shirkoodii Davos-ta Saxaraha ka dib weerarrada Xuutiyiinta,” qoraa Suha Kadawi waxay tilmaamaysaa in Boqortooyada ay meesha ka saartay inay qabato shirkeeda maalgashiga sanadlaha ah ee ugu caansan sanadkan » Akhri Qormo Dhamaystiran
‘Sacuudigu wuxuu ku jiraa xasarad dhaqaale kadib weeraradii xuutiga’ – The Independent
on Oct 20, 2026