Ilo wareedyo ku dhow dhow Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in la isku bedelay Safiiraddii dowladda Soomaaliya u fadhiyay dalalka Switzerland iyo Hindiya oo labaduba ahaa Haween.
Safiiradii Soomaaliya U Fadhiyay Dalalka Hindiya iyo Switzerland Oo la Isku Bedelay.
on Apr 26, 2019