Safiirkii Talyaaniga ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo oo la dilay

Submitted by on Feb 22, 2021

Safiirkii Dowladda Talyaaniga u fadhiyay dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo Luca Attanasio ayaa maanta lagu dilay meel ku taalla bariga waddankaasi ay colaaduhu la dageen.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment