Waxaa ku dhawaaqay inay is casileen saddex xubnood oo ka tirsanaa Xubnaha ugu sareeya millateriga dalka Sudan ee haya talada dalkaas,waxaana ay sabab u aheyd cabasho ka imaaneysay dadka dibadbaxa dhigayey.
Saraakiil ka tirsan militariga Sudan oo xilalka iska casilay
on Apr 25, 2019