Dawladda Soomaaliya ayaa saraakiil iyo askar kala duwan u xirxirtay qaraxii ka dhacay xeebta Liido ee ay dadka badani ku dhinteen.
SARAAKIIL LOO XIRAY QARAXII LIIDO
on Aug 4, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka