Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa xilligan waxay ka digayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish ay gudaha u galeen Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.
Saraakiisha amniga Puntland Oo ka digay Halis ku soo wajahan Boosaaso
on May 28, 2019