Senate-ka Mareykanka oo ansixiyey sharci $2 tirilyon ah

Senate-ka Mareykanka oo ansixiyey sharci $2 tirilyon ah

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyey sharciga xirmo dhaqaale ah oo ka kooban laba tirilyan oo dollar oo dhaqaalaha Mareykanka looga samata-bixinayo saameynta xooggan ee uu ku yeeshay cudurka Coronavirus.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Post Comment