Ururka Al-shabaab ayaa xalay war ka soo saaray qaraxii dhimashada iyo dhaawaca badan geystay ee Sabtidii ka dhacay Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho,
Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qarixii Ex-koontarol, ujeedadiisana sharxay
on Dec 31, 2019