Shabaabkii kasoo Cararay Dagaalada Gobolka Hiiraan oo Gaaray Degmada Mahadaay

Submitted by on Feb 10, 2025
← →

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ee kasoo firxaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Hiiraan ay gaareen degaano hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment