Shaqaale dahab iyo lacag qiimahoodu dhan yahay $10 milyan oo doolar ka helay darbiga guri ay ka shaqaynayeen

Submitted by on Aug 15, 2026

Shaqaalaha dib u habaynta ku samaynaya guri ku yaal waddanka Belgium-ka ayaa helay kayd dahab ah oo qiimahiisu yahay US$10.4 milyan oo doolar oo lagu aasay darbiyada dabaqa hoose.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment