Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare

Submitted by on Sep 3, 2024
← →

Muqdisho — Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyay sharciga xuquuqda naafada oo golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka uu horgeeyay wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment