Maamulka Puntland ee Soomaaliya iyo Shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha ayaa shalay kala saxiixday heshiis ay shirkaddaasi ku dhisi doonto dekedda Eyl iyo mashaariic kale.
Shiinaha oo Dhisaya Dekedda Eyl ee Puntland
on Jun 1, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka