Militeriga Shiinaha ayaa soo saaray muuqaal muujinaya dhacdo u muuqata mid ka mid ah diyaaradahooda dagaalka oo qabanaya diyaarad ilaalo ah oo Australia ay laheyd oo dul maraysay badda Koonfurta Shiinaha sanadkii 2022-kii.
Shiinaha oo qabtay diyaarad militari oo ay leedahay Australia
on Sep 18, 2024