Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shir-weynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada.
Shir Caalami ah Oo Looga Hadlayo Arimaha Xagjir-nimada Oo Maanta ka Furmay Muqdisho.
on Apr 29, 2019