Shirkad xabalahaqodda ayaa sheegtay inuu dakhligooda 2019-ka hoos dhacay maadaamaa ay dadka dhimanaya sanadkan yaraadeen.
Shirkad xabaalaha qodda oo suuq la’aan ka cabatay
on May 13, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka