Shirkan ayaa la doonayaa in lagu turxaan bixiyo khilaafka hareeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.
Shirkii madaxda Soomaalida oo goor dhaweyd ka furmay Garoowe
on May 5, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka