Shir ay soo qaban qaabiyeen Qurbo Joogta Soomaaliyeed ee loo yaqaano Global Somali Diaspora (GSD) ayaa Maanta ka furmay magaalada Istambuul ee waddanka Turkiga.
Shirweynaha Qurbo Joogta Soomaaliyeed Oo ka Furmay Istanbul Ee Turkiga.(Sawiro)
on Jun 15, 2019