Saynab Xasan oo qadka taleefanka kula hadleysay Nimco ayaa tiri “Isla markiiba waxa aan maqlay buuq iyo qaylo aad u sarreysay waxaan iri halow halow kadibna shanqar oo dhan ayaan waayay oo Nimco wey aamust » Akhri Qormo Dhamaystiran
Sida xun ee gabadhan Soomaalida ah loogu dilay Sweden
on Dec 18, 2024