Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada haya Xasan Sheekh Maxamuud.
Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan ‘isku moddo kororsi’
on Oct 7, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka