Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi
on Nov 17, 2024