Ciidamada amniga Somaliland ay maanta xiray xildhibaan Maxamed Abiib oo ka ka tirsan golaha wakiillada Somaliland sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ku sugan Hargeysa.
Somaliland oo xirtay xildhibaan Maxamed Abiib
on Sep 2, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka