Son Heung-min ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay Tottenham kaga badisay kooxda Manchester City lugta hore rubac dhammaadka koobka Champions League-ga.
Son oo guul muhiim ah gaarsiiyay Tottenham
on Apr 10, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka