Nadiya Maxamed iyo Cabdissalam Aden ayaa xalay ku guuleystay in ay ka mid noqdaan mudanayaasha Golaha Deegaanka ee magaalooyinka St Louis Park iyo Fridley ee gobolka Minnesota.
Soomaali ku Guuleystay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka
on Nov 6, 2019