Soomaaliya: ‘Booqashadii wafdiga Imaaraatka xiriir lama lahayn mid kale’

Submitted by on Aug 28, 2025

Ka dib booqashooyin isku xigay oo ay wufuud ka kala socotay dalalka Suudaan iyo Imaaradku ay ku tageen magaalaada Muqdisho halkaas oo ay kula kulmeen Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxa ay baraha bulshada qaarkood lagu daabacay warar kala duwan oo la xiriira booqashooyinkaas kuwaa oo sheegay in ay ku saleeynayaan khilaafka ka dhaxeeyo Suudaan iyo  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment