Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya,Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay dowladda Soomaaliya inay xubin buuxda ka noqotay Golaha Sare ee Garsoorka Afrika.
Soomaaliya Oo Xubin Buuxda ka Noqotay Golaha Sare Ee Garsoorka Afrika.(Sawiro)
on Jun 11, 2019