Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu gudgoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu xubinnimada golaha kaga saaray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Senatar Saalax » Akhri Qormo Dhamaystiran
Su’aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax
on Oct 15, 2024