inaa lilaahi wa ina illaye kuli nafsi diqat mowt .anigoo ah mustafe farah Abdillahi kuna hadlayaa dhamaan magaca reer farah cabdillahi maeel kastoy joogan waxaa tacsi muruga leh u diyaraa dhamaan ima abtiyaaladay reer xuseen sayre cigaal geerida ku timid walashood Fadumo xuseen sayre oo ku geeriyootay magaalada qaahira ee wadanka masar waxaan leeyahay samir iyo iiman ilaahay ha ina ga siiyo marxuumada idinka iyo caruurteediiba iyadana ilahay janadii fardowsa ha geeyo.
Tacsi Fadumo xuseen sayre oo ku geeritootat magaalada qaahire ee dalka masar
on Feb 17, 2021