Dadka Soomaalida ah ee ku sugan Liibiya ayay talo ku ciirtay ka dib markii noloshii adkayd ee ay la daalaadhacayeen ay ugu darsantay colaadda dalkaas ka soo cusboonaatay.
Tahriibeyaal Soomaaliyeed oo taladu ku ciirsan tahay
on Apr 9, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka