Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed ayaa faahfaahin ka bixisay qarax maanta ka dhacay Isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho kaasoo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey.
Taliska Booliiska Oo War kasoo Saaray Qaraxyo ka Dhacay Muqdisho.
on Apr 17, 2019