Muqdisho — Taliska booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay xaaladda askari boolis ah oo ka tirsanaa ilaalada xarunta baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo dhaawac uu ka soo gaaray feer uu sanka kaga dhuftay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Taliska booliska oo ka hadlay askari uu feeray xildhibaan
on Nov 28, 2024