Taliska Booliska Soomaaliya Oo sheegay in Dad loo Xidhay Bixinta Imtixaankii Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare

Submitted by on May 15, 2019

Booliska Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Arbacada maanta shaaca ka qaadday in la xiray mid kamid ah shaqaalaha wasaarada Waxbarashada dowladda federalka kaasoo lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay bixitaankii imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka oo dhowaan dib loo dhigay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment