Taliyeyaal sarsare oo ka tirsan booliska caasimadda Baqdad ayaa shaqada laga eryay kadib markii 15 qof oo u xirnaa ka ganacsi daroogo ay xabsiga ka baxsadeen.
Taliyeyaal Ciraaqi ah oo xilka looga qaaday maxaabiis baxsatay
on Aug 3, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka