JUBA— In ka badan 1.1 milyan oo qiyaasood oo ah tallaalka daacuunka ee afka laga qaato ayaa soo gaaray Koonfurta Sudan iyadoo dowladdu ay billowday barnaamij lagu talaalayo in ka badan boqolkiiba 80 dadka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Tallaalka shuban biyoodka oo laga billaabay Suudaanta Koofureed
on Jan 8, 2025