Wasiirka difaaca Talyaaniga ayaa sheegay in go’aanka Mareykanka iyo Israa’iil ku weerareen Iiraan uu yahay “mid ka baxsan shuruucda caalamiga ah,” hadalladaas oo soo baxay markii Talyaanigu uu xiray safaaraddiisa Tehran isla markaana uu shaaciyey inuu qalab difaac ah u dirayo dalalka carabta Guido Crosetto oo cadaadis kala kulmaya xi » Akhri Qormo Dhamaystiran
Talyaaniga oo Sheegay in Weerarka Lagu Qaaday Iran uu yahay mid ka baxsan shuruucda caalamiga
on Mar 6, 2026