TikTok: Maxay tahay sababta Trump uu Mareykanka uga mamnucaya?

Submitted by on Aug 1, 2020

Saraakiisha amniga Mareykanka ayaa ka cabsiqaba in App-ka laga leeyahay Shiinaha loo isticmmaali karo in lagu uruuriyo macluumaadka gaarka ah ee dadka reer Mareykan.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment