Xildhibaan Ilhan Cumar oo ka mid ah Kongreska dalka Maraykanka ayaa jawaab ka bixisay eedeymo uu u soo jeediyay madaxweynaha Maraykanka kadib markii ay ka hadashay weerarkii 9/11.
Trump iyo Ilhan Cumar Oo Markale Is Waydaarsaday Hadalo Kulkulul.
on Apr 14, 2019