Trump oo doodda H-1B kula saftay Musk

Submitted by on Dec 30, 2024
← →

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa taageeray oo la saftay maal qabaneeka Elon Musk oo muran iyo dood ay kala dhaxeyso qaar ka mid ah taageerayaashaa Trump kuwaasi oo diidan fiisaha H-1B ee Maraykanka ay ku yimaadaan dadka teknolojiyadda iyo sayniska khubba  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment