Trump Oo ku Gacan eyray qaraar ka Dhan ah Boqortooyada Sacuudiga.

Submitted by on Apr 17, 2019
← →

Qaraar ay ansixiyeen golaha Kongreska Mareykanka oo lagu soo afjari lahaa taageerada Mareykanka uu u fidiyo isbahaysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee Yemen ka dagaalamaya ayaa waxaa diiday oo codka diimada qayaxan ku horistaagay madaxwayne Trump.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment