Ugu yaraan sideed qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dalka Iran kadib ku dhawaad todobaad oo ay socdeen mudaaharaadyo waaweyn oo ka dhashay xaalado dhaqaale oo sii xumaanaya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Trump oo u digay Iran inuu faragelin doono haddii ay dilaan dadka dibad-baxaya
on Jan 3, 2026