Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa Khamiisti shalay xabsi daa’in ku xakuntay 24 qof oo ku eedeysan in ay lug ku lahaayeen afganbigi dhicisoobay ee Turkiga ka dhacay sannadki 2016-ki.
Turkey: Dad loo xukumay afgambigii dhicisoobay
on Jun 20, 2019