Turkey oo ka hor-timid qorshaha Trump ee Gaza

Submitted by on Feb 5, 2025
← →

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay Madaxweyne Donald Trump ee ah in Mareykanka la wareego Marinka Gaza isla markaana Falastiiniyiinta lagu daabulo dalal kale.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment