Turkiga oo 20 qof oo Sacuudiga u dhashay dacwad ugu soo oogay dilkii Jamaal Khaashuqji

Turkiga oo 20 qof oo Sacuudiga u dhashay dacwad ugu soo oogay dilkii Jamaal Khaashuqji

Wariye Jamaal Khaashuqji waxaa bishii October ee sanadkii 2018-kii lagu dilay gudaha qunsuliyadda Sucuudiga ku leeyahay magaalada Istanbul.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Post Comment