Shirkadda Turkish Airline ayaa u balanqaaday dowladda Somaaliya in ay tababar siin doonto duuliyayaal cusub oo loo qaadan doono shirkadda diyaaradaha Somali Airlines iyadoo dhanka kalana tababar kooban (Refreshment) ah la siin doono qaar ka mid ah duuliyayaashii hore ee shirkaddii Somali Airlines.
Turkiga Oo Duuliyayaal Cusub U Tababaraya Shirkadda Somalia Airlines.
on Apr 16, 2019