Wasaaradda arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa Talaadadii sheegtay in mas’uuliyiinta Turkiga ay gacan ka gaysteen soo qabashada tuhmanayaal lagu eedeeyay dilka Raabi Israa’iili ah oo ka dhacay Imaaraadka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Turkiga oo qabtay rag looga shakisan yahay dilka Raabi Yahuudi ah
on Nov 27, 2024