Dowladda Turkiga ayaa warbaahinta la wadaagtay muuqaalka qoyska hoggaamiyihii ururka ISIS Abubakar al- Baghdadi ee ay maalmo ka hor gacanta ku dhigtay.
Turkiga oo warbaahinta u soo bandhigay muuqaalka xaaska iyo walaasha la dhalatay hoggaamiyihii ISIS Abubakar al-Baghdadi
on Nov 8, 2019